Monday, December 24, 2007

Tacsi

(Waridaad) - INNAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

Anagoo ah Jaaliyadda Somaaliland ee Bariga Burco ee ku nool Imaaraadka Carabta waxaanu tacsi u diraynaa eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo Qaranka somaliland geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Alle ha naxariistee Marxuum Cabdikariim Xaaji Ducaale oo shalay ku geeriyoodey magaalada Hargeysa. Marxuumka waxaanu Ilaahay u weydiinaynaa dembi dhaaf ehelkiisa iyo inteena kalena inuu samir iyo iimaan inaga siiyo.

Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.

Cabdi X. Ciise

No comments: