Sunday, December 30, 2007

Tacsi ku socota Ikraan Xaaji Daauud

(Waridaad) - ENG C/raxmaan C/laahi Ismaaciil(C/raxmaan saylici),Maxamed Xasan C/laahi (jidhif),Xildhibaan Mahdi Xuseen ,Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe Ibraahim Aadan Qaalib Axmed Xuseen Geele (dacar).

Kusimaha Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye MD Maxamed Cabdi IskeerseENG C/raxmaan C/laahi Ismaaciil(C/raxmaan saylici),Maxamed Xasan C/laahi (jidhif),Xildhibaan Mahdi Xuseen ,Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe Ibraahim Aadan Qaalib Axmed Xuseen Geele (dacar).

DHAMAAN DADKAASI WAXEY TACSI UDIRAYAAN ALAHA NAXARIISTII JANO HASIIYEE MARXUUM : XUSEEN CUMAR (XUSEEN DOCGAL)oo ku geeriyoodey caawa fiidkii magaalada hargeysa waxaney geeridaa naxdinta leh ka tacsiyeynayaan marwo Xildhibaan IKRAAN XAAJI DAAUUD oo dalka xiligan dibada kaga maqan.

1 comment:

Dubeco said...

Inaalilaah wa inna illahu rajicuun

Dhamaan reer Xaji Muxummad Sultan waxay tacsi u dirayaan walashood Ikraan Xaji Daoud
geerida ku timid odaygeeda Xuseein Cumar Barre. Waxan illayhay u baryaynaa inuu naxariis jano ka waraabiyo
samir iyo imaana allaha ka siiyo dhamaan reere Cumar Barre iyo caruurtisaba.

hooyo Maryan Qalib
hooyo Fadumo aw Cise
hooyo Nimco Mahammad
hooyo Madiino Barkhadle
Caasha Xaaji Muxummad
Ibrahim Xaaji Muxummad
Faysa Xaaji Muxummad
Amina Xaaji Muxummad
Raxma Xaaji Muxummad
Cadar Xaaji Muxammad
Siciida Xaaji Muxummad
Cabdiraxman Xaaji Muhummad
Cabdillahi Xaaji Muxummad
Saada Xaaji Muhummad
Cabdirahmam cabdillahi wadaad (saylaci)
Cali sheikh Barkhad
Muhammad Cismaan Camir
Cabdirahman Nuur Wacays (Dubeco)
Cabdi Ibrahim Geeleh
Mahammad Cawaleh
Faiza Cabdillahi Cige (Timo jilec)