Friday, January 18, 2008

Daawo Sawirada BERBERA & Banaanbaxii Ugu Balaadhnaa ee lagu muujiyey qadiyada gooni isutaaga Somaliland Oo Siweyn Dadweynuhu Usoo Baxeen


(Waridaad) - Banaanbaxii ugu balaadhnaa ee lagu muujiyey qadiyada gooni isutaaga Somaliland oo siweyn dadweynuhu usoo baxeen “Dadweynaha Reer Berbera caruur iyo ciroole mid ma hadhin waxay usoo baxeen xaqiijinta himilada ictiraaf doonta Somaliland” “Umay kala hadhin Ururada Bulshada Shaqaalaha Shirkadaha sida Telesom, Caruur Ciroole iyo Dhalinyarada reer Berbera Muujinta Qadiyada gooni isutaaga Somaliland”“Saaxil Waxay bixin doonta Taakuleynta ugu badan ee Ciidanka qaran waxaanu gacanta ku haynaa ilaa boqol milyan oo uruuriyey Ciidamada Qaran”...Sii Ahkri

No comments: