Sunday, January 13, 2008

MAGACYADA MAXAABIISTA LAGA SOO QABTAY MAAMULKA PUNTLAND.

(Waridaad) - Maxaabiista laga soo qabtay maleeshiyada puntland oo tiradoodu tahay 28maxbuus oo sadex saraakiil yihiin waxaymagacyadoodu kala yihiin.


1-Deyr Maxamed Cabdi Iska toos(TaliyeK/xigeenkii ciidanka Puntland)
2-Maxamed Cabdi Salwo…..Taliye Guuto
3-Maxamed Xiir Cabdi…..Taliye Guuto
4-Cabdi KhadarXasan Maxamed
5-Axmed Maxamed AW-Aadan
6-Cabdi Jaamca Axmed
7-Maxamed Shire Cumar
8-C/raxmaan Weli Cabdi
9-Daauud Saleebaan Yuusuf
10-C/qaadir Umal Xuseen
11-Khadar Salaad Xasan
12-C/llaahi Cali X.Axmed
13-Faysal Xirsi Xiirey
14-Maxamed Xasan Maxamuud
15-Faysal Cabdi Xasan
16-Axmed Cabdi Yuusuf
17-Aadan Cabdi Balayax
18-Cabdi xiis Aadan Xasan
19-Xasan Mahdi Ismaaciil.
20-Shugri Maxamuud Xasan.
21-Cawil Cabdi Maxamuud
22-Cabdi Ayjeex Jiireeye
23-Cabdi xanaan Cali Madoobe
24-Axmed Xirsi Cismaa
25-Axmed Saleebaan yuusuf.
26-Maxamuud Ismaaciil Cali
27-Khadar Xuseen Galbeedi.
28-C/naasir Axmed Cali.

Xigasho: Togdheernews.com

No comments: