

Jandayi Frazer oo masuuliyiinta garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyey waxaa ka mid ahaa Wasiiradda Arrimaha Dibedda, Arrimaha gudaha iyo duulista Hawada.

Sidoo kale, waxaa soo dhoweynteeda ka qeybgalay Taliyayaasha Ciidamada Somaliland Ammaankeeda aad ayaa loo ilaalinayay iyadoo garoonka Cidaamo badan oo isugu jira boolis iyo milatari lagu gadaamay isla markaana ay jireen koox ciidamo gaar ah oo Mareykan ah oo labaatan ku dhow oo ilaalinayay haweyneydaasi.
Waridaad media centre
No comments:
Post a Comment