Monday, March 31, 2008

Dr. Axmed Xuseen Ciise oo ka tanaasulay musharaxnimaddii jagadda madaxweynaha

(Waridaad) - Hargaysa- War aan rasmi ahayn ayaa sheegaya in Dr. Axmed Xuseen Ciise u gubiyey guddiga qabanqaabadda warqad rasmi ah oo uu kaga taansulayo musharxnimadda jagadda madaxweyha.

Sidda aan wararka ku helayno waxaa si rasmi ah loo shaacin doonaa berito oo shirkuna ku eeg yahay.

Waridaad media centre

Ahmed Quick

No comments: