Saturday, March 22, 2008

Madaxweyne Rayaale Oo Magacaabay Lix Gobol Iyo 14 Degmo

(Waridaad) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa waxa uu soo saaray Maanta Lix Xeer Madaxweyne, oo uu Lix Gobol oo Cusub ugu Magacaabay Dalka Jamhuuriyadda Somaliland, Gobolladaasi oo kala ah, Gobolka Gabiley oo magaalo madax ay u noqonayso GABILEY, Gobolka Badhan oo magaalo madax u noqonasyo BADHAN, Gobolka Buuhoodle, oo Magaalo madax u noqonasyo Buuhoodle, Gobolka Salal, oo magaalo madax u noqonayso SAYLAC , Gobolka SARAAR oo magaalo madax u noqonayso Caynabo iyo Gobolka Oodweyne oo Magaalo Madax u noqonaysa Oodweyne.... Sii akhri

No comments: