Wednesday, March 26, 2008

Madaxweyne Riyaale oo mar labaad Washington looga yeedhay

(Waridaad)- War aan la shaacin oo aanu ka helay ilo lagu kalsoonayahay, ayaa noo xaqiijiyey in Madaxweyne Riyaale mar labaad looga yeedhay dalka Marykanka. Lama hubo waxuu socdaalkani kaga duwanaan karo kii hore, iyaddoo la filaayo inuu socdaalkan Madaxweyne Riyaale lagala hadli doono siddii loo adkayn lahaa amaanka mandaqadda, doorashooyinka soo socodaa inay ku qabsoomaan xiligii loogu talagalay iyo arrinka dekedda Berbera oo Marykanku rabo inuu saldhig meliteri ka dhigto.



Wixii soo kordha halkan kala socoda.




Waridaad media centre



Ahmed Quick

No comments: