
Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo Jamhuuriya xalay khadka telefoonka ugu warramayey, ayaa sheegay in heshiis laga gaadhay waxyaabihii xisbiga dhexdiisa ka jiray oo dhan, isla markaana la isla oggolaaday in cid walba u hoggaansato wixii ka soo baxa gunaanadka shirweynaha labaad.
Su’aalihii la weydiiyey Axmed-Siilaanyo iyo jawaabihii uu ka bixiyeyna waxay u dhaceen: .................Sii akhri
No comments:
Post a Comment