Sunday, April 06, 2008

Inaa Lilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun

(Waridaad) - Inaan lilhaahi wa inaa ilayhi raajicuun , kulu nafsin daa'iqatul mawt.

waxaanu uga tacsiyadeynaynaa Reer Aden Maxamoud Geedi, gaar ahaan Jamac Aden Maxamoud Geedi (Jaamac Karaaciin) & Ibrahim Aden Maxamoud geeridii ku timi aabahood, Xaaji Mohamoud Adan Geedi, oo ku geeriyooday Somaliland shalay, waxaanu uga baryaynaa marxuumka inuu ka waraabiyo janadii firdawsa , ehelkii iyo qaraabadiina kasiiyo samir iyo iimaan.

Tacsidan waxaa wadar u diraya dadkan hoos ku xusan oo kala degan aduunka cidhifyaddiisa:

Xaaji Xasan Axmed Geedi
Ciise Qodax Geedi
Maxamed Aden Abokor Geedi
Axmed Xasan Axmed Geedi (Quick)
Dr. Cabdikarim Musa Maxamed Geedi
Cali Xasan Axmed Geedi
Shanfool Xasan Axmed Geedi
Warsame Xasan Axmed Geedi
Warfaa Xasan Axmed Geedi
Hafsa Xasan Axmed Geedi
Fardousa Xasan Axmed Geedi
Faisa Xasan Axmed Geedi
Barwaaqo Xasan Axmed Geedi
Suuban Xasan Axmed Geedi
Cawo Xasan Axmed Geedi
Sareedo Xasan Axmed Geedi
Suldaan: Cabdiraxmaan Qodax
Wasiir: Cusman Qaasim Qodax
Cabdirashid Cabdiraxmaan Cali Ardo
Maxamed Cabdiraxman Qodax
Fardousa Bootaan iyo dhamaan reer Bootaan oo idil


iyo dhamaan ehelkii iyo qaraabaddii uu ka baxay Xaaji Adan Maxamoud Geedi


Waridaad media centre

Axmed Quick
Ottawa, Canada

No comments: