Saturday, April 12, 2008

Komishanka Doorashooyinka oo Caddeeyey inay ixtiraamayaan, kuna dhaqmayaan Heshiiskii ay la gaadheen Saddexda Xisbi

(Waridaad) - Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa sheegay inay ixiraamayaan, kuna soconayaan heshiiska Saddexda xisbi iyo Komishanku isla qaateen ee ay ka gaadheen wakhtiga diiwaangelinta iyo doorashooyinku qabsoomayaan. Waxayna si rasmi ah u shaaciyeen wakhtiga xisbiyada iyo Komishanku ku heshiiyeen ee loo cayimay Doorashooyinka iyo Diiwaangelinta.

Komishanka Doorashooyinka Qaranku warsaxaafadeed ay galabta soo saaray oo ay ku wada saxeexan yihiin Lixda (6) ee Komishanka Doorashooyinka, waxay ku sheegeen:- ”Komishanka Doorashooyinka Qaranku:...............Maqaalkii oo dhan

No comments: