Sunday, April 27, 2008

OGAYSIIS SHIRKA GOLAHA DHEXE EE XISBIGA KULMIYE

(Waridaad) - KU: DHAMMAAN SAXAAFADDA

OGAYSIIS SHIRKA GOLAHA DHEXE EE XISBIGA KULMIYE

Xubnaha Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye waxaa la ogaysiinayaa in Shirkii Golaha dhexe ee Xisbiga la qaban doono maalinta Salaasadda ee taariikhdu tahay 29/04/2008.

Waxa shirka lagu qaban doonaa HOTEL AMBASSADOR, wuxuuna furmayaa 08:00 subaxnimo.

WA BILAAHI TAWFIIQ,

C/RAXMAN C/LAAHI ISMACIIL (SAYLICI)

GUDDOOMIYAHA GUDIDA QABAN-QAABADA SHIRKA GOLAHA DHEXE

No comments: