Wednesday, April 30, 2008

Roobabkii guga oo ka bilaabmay goboladda Soomaaliland qaarkood

(Waridaad) - Wararka hadda naga soo gaadhaya Burco ayaa sheegaya in roobabkii gugu ay bilaabmeen, ilaahay mahadii weeye. Waa roob bilaabmay saacad ka hor – waana lagu qabowsaday.

Wixii ka soo kordha dib baan idiinka soo sheegi.

Mohamed Hussein Roble

London - UK

No comments: