Tuesday, April 01, 2008

RAYAALE - ISMAACIIL FAQASHOOW INA BIIXI IGA QABO"!

(Waridaad)- Miciin waayayee, so anigan hurdaddii laddi waayey.

Xisbi dowle UBUB, oo intii shirwaynihii Kulmiye socday ku jiray guryo hoostood, ayaa miciin mooday magacaabista Ismaciil Faqash inay ka furdaamin doonto mawjadaha ku soo foorara. Lama shaacin wali magacaabistaa hase-ahaatee hadal haynteedda ayaa si xooga ah looga dareemayaa Hargaysa.

Halkan kala soco wixii soo kordha.

Waridaad media centre

Ahmed Quick

No comments: