Wednesday, April 23, 2008

Tacsi

(Waridaad)-Anagoo ah odayaasha magacyadoodu hoos ku qoranyihiin waxaanu tacsi u diraynaa Maxamed Jaamac Maxamed oo ka tirsan odayaasha Jaaliyadda Somaliland ee Imaaraadka anagoo uga tacsiyadeynayna geerida ku timid wiilkiisa Axmed Maxamed Jaamac oo xalay ku geeriyoodey magaalada London.

Maxamed iyo qoyskiisa iyo qaraabada uu marxuumku ka baxay waxaanu ILAAHAY uga baryayanaa inuu Samir iyo Iimaan ka siiyo, Marxuumkana Ilaahay Janatul-Firdaws ha ugu deeqo. Amiiiiiiiiiiiiiiiin.

1. Adan Nugaal2. Ismaaciil X. Muuse

3. Maxamed jaamac cali ( faroole)

4. Maxamuud Ismaaciil Cabdi (Afyare)

5. Saleebaan cabdi X. Cabdilaahi (deereg)

6. Axmed shire Maxamed (Baandheeye)

7. Cabdi X. Ciise8. Ibraahim X. Cumar ( Lambarfoor)

9. Ibraahim Barre Nuur

10. Jaamac Cali gurxan

11. Cabdi Jaamac Siciid ( Joof)

12. Faarax Maxamed Xirsi (Bakayle)

13. Maxamed Adan Ducaale

14. Cali Cabdi Dheeg

15. Xasan Adan Aw cali

16. Maxamuud Caydiid Nuur

17. warsame Diiriye Muuse

18. Khadar saleebaan Khaliif

19. Maxamed Cali Gurxan

20. Jaamac saleebaan Alaale

21. Maxamed siciid Abyan

22. Ismaaciil X. Maxamuud Ibraahim

23. Cabdilaahi Xadhigle24. Xasan Faarax Buluu-Toor

25. Ibraahim Abokor Adan

26. Saleebaan Xuseen

27. Xaaji Yuusuf I

smaaciil Sarmaan

28. Cabdilaahi Jaamac Xinif

29. Maxamuud Jaamac Weyne

30. Suldaan Xuseen sahal

31. Kayd Yuusuf Cilmi

32.Cabdilaahi Maxamed Muxumed dhooble

33. Yuusuf Ismaaciil warsame

34. Adan Idigaa

35. Yuussuf yaasiin

36. Ahmed Hassan Ahmed - Quick


Cabdi X. Ciise


Abu Dhabi

No comments: