
Maleeshiyadan ayaa la sheegay inay ku biirayaan maleeshiyooyin Beesha warsangeli ah oo difaac kaga jira Tuulooyin bariga ka xiga Degmada Ceerigaabo. Lama garanayo sababta Xukuumadu u taageertey beel ka mid ah beelaha Gobolka wada dega. Xukumadu miyaan Xil ka saareyn qaboojinta Colaadaha dadka wada dhashay ee deegaanka iyo wadadhalashaduba ka dhaxayso.
Dadweynaha reer Ceerigaabo ayaa arinkaas ku tilmaamay ayaan daro, mar hadii bay yidhaahdeen xukuumadii dadka u dhaxaysey iyadu ka qayb qaadanayso hurinta Colaadaha.
Wixii wara ah ee soo kordha la soco Garadag.org.
Xigasho: http://www.garadag.org/
No comments:
Post a Comment