Friday, December 12, 2008

Heshiiska Iskaashiga Xisbiga KULMIYE Iyo Urur Siyaasaddeedka QARAN

(Waridaad)-Ka dib markii xisbiga KULMIYE iyo Urur-siyaasadeedka Qaran arkeen duruufaha adag ee siyaasadeed, Nabadgelyo, Dhaqaale iyo Bulsho eek u gedaaman dalka JAMHUURIYADA SOMALILAND, guud ahaan dunida.

- Ka dib markii labada dhinac ku wada qanceen in hoggaanka Maanta dalka ka jiraa uu ummada u horseeday dib u dhac dhinac kasta leh, isla markaana aanu lahayn karti iyo daacadnimo uu dalka kagaga saaro xaaladan cakiran.
- Ka dib markii ay u muuqatay in si weyn loogu baahan yahay isbedel siyaasadeed oo la yimaada barnaamij dalka hore loogu marinayo iyo qiyam toosan oo dib u soo noolayn kara rajada Qarankan;

Waxay isla qaateen inay ka wada yeeshaan iskaashi, xoojinta hawlaha doorashada musharaxiinta Madaxtooyada ee xisbiga KULMIYE, kuna heshiiyeen qoddobadan;................Sii akhri

No comments: