
Guddoomiyaha Golaha Guurtida oo guddoominayey fadhigii Arbacadii ee Golaha ayaa labada Guddoomiyekuxigeen u xilsaaray inay isku soo duwaan nuxurka dood ka socotey golaha oo ay koox mudanayaal ahi ku dalbanayeen in Ajandaha Kalfadhiga lagu soo daro wax-ka-beddel iyo kaabis lagu sameeyo Xeer-hoosaadka Golaha. Waxana uu Guddoomiyuhu u qabtay inay golaha horkeenaan nuxurka dooddaas Sabtida.
Somaliland.org
No comments:
Post a Comment