
Hoteelka Maansoor waxa maanta lagu qabtay shirwaynaha xisbiga UDUB oo ay soo qabanqaabiyeen guddi uu magacaabay Madaxwayne Daahir Riyaale, ahna guddoomiyaha xisbiga UDUB, oo uu hogaaminayo Axmed Yuusuf Yaasiin oo ah Madaxwayne ku xigeenka Somaliland, halka hoteelka kale oo la yidhaahdo Deeq ALLA-na lagu qabtay shir ay ku baaqeen xubnihii hore u sheegay in ay u sharaxan yihiin jagada Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku xigeenka xisbiga UDUB dhexdiisa.......SII AKHRI
No comments:
Post a Comment