(Waridaad)-Marmar buu qofku ku fekeraa malaa iyadoo nafta looga raaxeeyo ayaa dhaanta markad aragto qof si axmaqnimo ah loo ciqaabayo.Haddaba qisadan soo socota oo ah mid aanu damiirka qofka insaanka ahi xamili karin, ayaa waxa si xun u ciqaabaya shakhsi dulmane ah, mid ka mid shuyuukhda ka talisa dalka Imaaraadka carabta.
Waxa naga afeef ah in aanay daawan filimkan caruurta da’doodu 16 jir ka yar tahay, haweenka uurka leh iyo dadka qalbiga jilicsani.
No comments:
Post a Comment