Sunday, July 19, 2009

dagaalkaa ha la Joojo

(Waridaad)-Maansadan gaaban waxa la yidhaahaa dagaalkaa ha la joojo ,waxay ka hadlaysaa dhibaatada colaadu leedahay iyo inay mujtamaca u geysato dhibaato dhinac kasta ka saamaysa sidaa aawadeed ay wanaagsan tahay in la joojiyo dagaalka iyo colaada dhexmaraysa dadka isku midka ah ee ood iyo ab wadaaga ah waxaa tiriyey Mubarak Mohamed Nur "qoorubaxay"

Halkan ka dhegayso

Guji halkan

By Mubarak Mohamed Nur qoorubaxay

No comments: