Monday, July 13, 2009

INAA LILAAH WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

(Waridaad)-Dakayagan magacyadood hoos ku qoran yihiin waxaanu tacsi u diraynna dhammaan reer Cismaan Food gaar ahaan reer Xaaji Ibraahim Cismaan Food(basbaas) geerida ku timi marxuumad Aamina Basbaas oo ku geeriyootay Maraykanka todobaadkan.

Waxa kale oo aanu tacsi u diraynaa labadeedii hablood ee ay ka tagtay Nimco yusuf (tahar) iyo Ayaan Yusuf(tahar). waxa kale oo aanu tacsi u diraynaa Cali Cabdi Casoowe iyo Marwo Aniisa Cabdi casoowe iyo dhammaan qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii ay ka geeriyootay marxuumaddu.waxaanu leenahay Ilaahay samir iyo iimaan ha inaka siiyo idinka iyo anagaba. marxuumaddana ilaahay janadii farduusa ha ka waraabiyo.

Abdillahi Geeljire
Zahra maxamed Cige iyo carruurteeda
Cali Ismaciil dinaase
Khadra maxamed Cige iyo carruurteed
Muse Muxumed Diriye
Nimco Maxamed Cige iyo carruurteeda
Faysal osman
Hodan maxamed Cige iyo carruurteed

No comments: