Sunday, July 12, 2009

Kulankii Beerta Vincent Massey , Ottawa, ee uu qabanqaabiyey Ururka Horumarinta Sanaag (UHS) Laanta Ottawa.

(Waridaad)-Kulankan oo dhacay 04/07/2009, waxa uu ahaa kulan la isku arkay oo ay ka soo qayb galeen dad aad u tiro badan oo deggan magaalada Ottawa iyo agagaarkeeda.


Daawo qaybo ka mid ah Sawiradii

Waridaad media centre

No comments: