Monday, August 17, 2009

DEG-DEG- Kulmiye iyo Ucid oo gaashanka ku dhuftay gacanhaadkii Rayaale

(Waridaad)-Labada Xisbi qaran ee Kulmiye iyo Ucid ayaa si wada jira gaashaanka ugu dhuftay gacanhaadiskii xukuumada Riyaale kaga codsatay labada xisbi qaran inay wadahadal la gasho.

Go'aankan ay labada gudooomiye gaadheen ayaa dhabar jab ku noqonaya xukuumadda Riyaale ee naxashka saaran.


Wixii faahfaahin ah halkan kala socda.


Waridaad Media Centre

No comments: