Saturday, September 12, 2009

Hargeisa Oo Kacdoon Weyne Ka Dhacay Iyo Ciidamadii Madaxtooyadu Oo Dilay Lix Dhalinyaro Ah

(Waridaad)-Wararka iminka ka imanaya caasimada Haregeisa ayaa sheegaya in caasimadii Hargeisa xabadi ka dhacayso. Wararku waxa ay sheegayaan in shacab gadoodsan ay ciidamadii Madaxtooyadu ku ridayaan xabado. Ilaa iminkana waxaa ku dhintay lix dhalinyaro ah, dhaawacana ilaa iminka tiradooda lama hayo. Ilaa iminka lama soo sheegin magacyada dhalinyarada dhimatay.

Daawo sawiradda

Waridaad media centre

No comments: