Sunday, September 13, 2009

Tacsi Marxuum Siciid Macalin

(Waridaad)-Bahda Waridaad media centre waxay Tacsi u direyaan qoyskii iyo qaraabadii iyo asaxaabtii ka baxay maruum Siciid macalin Maxamed oo maanta ku geeriyooday shaqaashooyinkii ka dhacay magaalada Hargeysa.

Illaahayna waxay uga beryayaan inuu naxariistii janno ka waraabiyo qoyskii, eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.Aamiin Aamiin aamiin

Marxuumka waxa dhalay Macalin Maxamed oo ah macalin si weyn looga yaqaan magaalada hargeysa oo malcaabadiisa ay ka soo aflaxeen araday badan oo reer hargeysa ahi.


Waridaad media centre

No comments: